Ra’isul Wasaare Kheyre Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Ku Sugan Ethiopia

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, oo gaaray magaalada Addiss Ababa ee dalka Ethiopia, ayaa kulamo la leh madaxda Taiska Itoobiya.

Wafdiga Ra’iisul wasaaraha oo casuumad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia, Abiy Ahmed, ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Ethiopia.

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo masuulyiinta la socota oo sidoo kale  kulamo la leh Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed iyo Madax ka tirsan midowga Afrika waxa ay kawada hadlayaan arinma ku saabsan xeriirka labada dhinac. Gobalka iyo guud ahaan qaaradda Afrika

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.