Al Shabaab Oo Qarax Miino La Eegtay Gudoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose

(STN-MUQDISHO)_  Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan Qarax Maanta duleedka Magaalada Muqdisho lagula eegtay gaari uu saarnaa Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose.

Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre, Gudoomiyaha degaanka Ceelasha Biyaha ayaan Xasan ayaa labaddaba waxaa soo gaaray dhaawac.

Askari  ka tirsan ilaaladda Gudoomiyaha ayaa ku dhintay Qaraxaasi waxaana sidoo kale ku dhaawacmay Lix kale oo ka tirsanaa Ilaaladda Guddoomiyaha.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.