Nin Hubeysan Oo Dil Ka Geystay Magaalada Muqdisho

(SMC-MUQDISHO):-Wararka laga helayo Xaafada Kaawa Godey ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in goordhow qof hubeysan oo dil ka geystay.

Dad goobjoogayaal ah ayaa warbaahinta u sheegay in dilkaas uu dhacay loona geystay qof rayid ah laakiin anay sheegi Karin sababta ka dambaysay goobtana ay soo gaareen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda.

Saraakiil ka tirsan laamaha amniga ayaa  sheegay  in ay wadaan baaritaano ku aadan dilkaas,isla markaana dib ay uga faah faahin doonaan warbaahinta.

DHAMMAAD

Isha ku haay Somali Media Center www.somalimc.com si aad u hesho warar sugan iyo xogo rasmi ah

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.