Theresa May oo Soo Gaba-gabeysay Booqashadeedii Afrika

(STN-MUQDISHO):-  Ra’iisul Wasaaraha Biritan Theresa May ayaa soo gaba gabaysay booqasho saddex maalmood ah oo ay ku tagtay saddex waddan oo ka tirsan qaaradda Afrika, iyadoo booqashadii ugu dambaysay ku tagtay shalay dalka Kenya.

Safarka May ayaa ujeeddadiisu tahay in la hagaajyo xiriirka dhaqaale ee UK iyo qaaradda Afrika ka hor inta ana UK ka bixin Midowga Yurub sannadka dambe.

Theresa May waa Raysul Wasaarihii ugu horaysay ee Britain ah oo booqasho ku tagta Dalka Keyna wadankaas oo uu horay u gumaystay Britain waxaa 1988 iyana ku tagtay Margaret tacher Dalkaas Kenya  , May waxay balan ku qaaday iskaashiu dhaqaale oo xoog leh inuu labada wadan dhexmaro iyo Qaarada Africa.

Booqashada May ayaa qaadatay sadex maalmood oo ay manta kusoo gabagabysay Dalka Kenya.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.