Isbadal lagu sameeyay ilaaliada Madaxtooyada Soomaaliya

Munsaasab xil wareejin ah ayaa maanta lagu qabtay xarunta taliska Ururka 60-aaad ee magaalada Muqdisho waxaana ka soo qeyb galay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe).

Munaasabadda oo aheyd mid uu xilka kula wareegayay taliyaha cusub ee loo magacabay Ururka  60-aad  ee ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu dhiiro geliyay shaqada ay hayaan saraakiisha, saraakiil xigeenada, allifleyda iyo dableyda Ururka 60-aad ee ciidanka ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya waxaana General Indhdho Qarshe uu sheegay in shaqo adag ay u hayaan n Bulshada iyo madaxda Dalka.

Ilaalida Madaxtooyada ayaa u xil saran dalka iney sugaan amniga Madxda iyo guryaha laga maamulo dalka sida Villa Soomaaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.