Ciidamada dowladda oo rag katirsan Al shabaab ku qabtay gobalka Hiiraan

Wararka ka imaanaya gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay howlgalo xoogan ay ka wadaan deegaano ku yaala inta u dhaxaysa degmooyinka Jalalaqsi iyo Buula-Burde.

Mid ka mid ah saraakiisha ciidanka xoogga dalka oo la hadlay Warbaahinta Qaranka  Soomaaliya ayaa sheegay inta ay socdeen howlgaladaan lagu soo qabtay ilaa iyo Shan qof oo lala xariirinayo inay ka tirsanyihiin Al-Shabaab

Dhawaanahaan waxaa soo badanaayay dhaq dhaqaaqyada ciidan ee ka socda Gobolada Hiiraan iyo Jubbada Hoose.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.