NISA oo gacanta ku dhigtay sarkaal muhiim u ahaa Daacishta Soomaaliya

Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA,ayaa waxaa ay sheegtay in ay gacanta ku dhintay sarkaal ka tirsan Ururka Daacish.

Qoraal kooban oo ay NISA ku qortay Boggeeda Twitter-ka ay ku sheegtay in Ninkaasi lagu qabtay howlgal ay xalay ka sameeysay Magaalada Muqdisho.

Ninkan ayaa lagu sheegay in uu Daacish u kala gudbinayay dhaqaalaha sida ay sheegtay hay’adda NISA.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.