Daawo: Xubno katirsan Congress-ka Mareykanka oo Maxamed Bin Salman ku eedeyay dilka Khaashuqji

Xubnaha waa wayn ee xisbiga Jamhuuriga ee congress ka Maraykanka ayaa sheegay inay ku kalsoon yihiin inuu lug ku lahaa Bin Salmaan dilkii bahalnimo ee loo gaystay wariye Jamaal Khaashuqji.

Waxa tani ay ka dambaysay kadib markii madaxa waaxda sirdoonka Maraykanka CIA,Gina Haspel ay hordhigtay congress ka Maraykanka xogta ku saabsan dilkii loo gaystay Khaashuqji.

Halkan ka daawo muuqaal kooban oo ku saabsan mid kamid ah xubnaha ugu waa wayn Jamhuuriga ee Congress ka oo magaciisa lagu sheegay Bob Corker oo la hadlay warbaahinta…

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.