Maxey tahay eedeynta Puntland u jeedisay dowladda Soomaaliya?

War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxtooyada Puntland  waxaa Eedeyn kulul loogu jeediyay dowladda Federaalka Soomaaliya,iyada oo lagu eedeeyay inay faragelin ku heyso doorashada la filayo inay dhawaan ka dhacdo Puntland.

Dhowr qodob ka koobanyahay qoraalka oo  lagu sheegay in uusan xilligaan jirin khilaaf ka dhashay Magacaabista Madaxweynaha Puntland Guddiga ansixinta iyo xalinta khilaafaadka Golaha Wakiiladda Puntland,isla markaana doorashada sida loogu talo galay ay ku dhaceyso.

Waxaa War-Saxaafadeedka sidoo kale lagu sheegay in wax khalqal ah aan la gelin Karin doorashada dhawaan ka dhaceysa Puntland,sidoo kalena guddiga khilaafaadka uu Shaqadiisa si wanaagsan u qabsan doono.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.