Deg Deg: Saddex Musharax oo u gudbtayb wareega 2-aad doorashada Puntland

Waxaa soo dhamaatay tirinta Codadka wareegga 1aad,waxaana soo baxay saddex Musharrax oo kala ah Siciid Cabdullahi Deni oo hlay 20 Cod.

Asad Cismaan Cabdullahi oo helay 17 cod iyo Faarax Cali SHire oo helay 9 cod, C/.Wali Maxamed Cali Gaas ayaa heley 8 cod.

Qaar ka mid ah musharrixiintii 21ka ahaa ayaan qaarkood codad helin halka kuwo kalena ay min hal cod heleen.

Siciid Deni, Asad Cismaan iyo Faarax Cali Shire ayaa waxaa ay ku tartami doonaan Wareegga 2aad.

Ka hor inta asyan billaaban doorashada ayaa musharrixiinta laga saxiixay dhamaantood in ay ku qancayaan natiijada ka soo baxda cod bixinta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.