Soomaali ku dhimatay weerarkii ka dhacay magaalada Nairobi+Sawirro

Labo Nin oo Soomaali ahaa ayaa kamid ahaa dadkii shalay ku dhintay weerarkii Dagaalyahanadda Al-Shabaab ay ku qaadeen Hoteelka Dusit 2 Xaafadda Westland ee Magaladda Nairobi ee Caasimadda Kenya.

laba Nin oo Soomaali ahaa oo wada dhashay,kuwaas oo magacyacdooda lagu sheegay Feysal Daahir iyo Cabdalla Daahir ayaa kamid ahaa dadkii ku dhintay weerarka.

Sawiradda Labadda Nin ayaa lagu baahiyay xalay baraha bulshadda,waxaana la sheegay in shalay oo dhan ay ku sugnaayeen gudaha Hoteelka.

Al-shabaab ayaa  sheegtay Mas’uuliyadda weerarkaan ka dhacay magaaladda Nairobi.

waa sawirka labada wiil ee ku dhimatay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.