Xildhibaan lagu doortay magaalada Baydhabo

C/laahi Shekh Maxamed ayaa ku guuleystay Kursi ka banaanaa golaha Shacabka oo maanta doorashaddiisa lagu qabtay Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed.

Kursigaan  ayaa horay waxaa uga geeriyooday Xildhibaan Khaliif Sheekh C/laahi Dheere .

Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay in uu guuleystay Cabdullaahi Sheekh Maxamed.

Cabdullaahi Sheekh ayaa helay 35 Cod.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.