Deg Deg: Darawal Mooto Bajaajle ahaa oo lagu dilay Muqdisho

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Banaadir  waxaa laga soo  sheegaya in halkaasi lagu dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa.

Dad goobjoogayaal ah ayaa  sheegay in dilkan uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Banaadir,isl markaana uu geystay Askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Isbitaal Banaadir ee ku yaalla dagmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Goobta uu dilka ka dhacay  waxaa yaalla Meydka Darawalka loo geystay dilkaas.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo xiliga uu dilka dhacayay ku sugnaa halkaasi ayaa gacanta ku dhigay Askarigii ka dambeeyay dilka Darawalka Mooto Bajaajle ahaa.

www.somalitopnews.com

.Mogadishu-Somalia

Somalitopnews1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.