Nin hubeysan oo dad shacab ah ku dilay magaalada Cadaado

Wararka laga helayo magaacalada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud ayaa sheegaya in nin hubaysani uu dhowr qof ku dilay xarun dadka lagu dhaqanceliyo oo ku taal bartamaha magaalada Cadaado.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya  in qof ka mid ahaa dadka lagu xanaaneyn jirat xaruntaas baxsadayna maalma ka hor in uu maanta ku soo laabatay xarunta isaga oo hubaysan isla markaana uu toogtay mid ka mid ah ilaalada xarunta

Ciidamada amaanka oo gaaray xarunta la weeraray ayaa la sheegay in ay gacanta ku dhigeen qofkii ka dambeeyay weerarka uu ku dhintay Maamulihii xaruntaas,waxaa kale oo la sheegay in Cisbitaalka Magaalada la dhigay mid ka mid ah ilaalada xarunta oo dhaawac culus oo gaaray.

www.somalitopnews.com

.Mogadishu-Somalia

Somalitopnews1@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.