Maamulka Jubbaland oo amarro u adag ku soo rogay musharaxiinta xilka madaxtinimo

Golaha Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saarey qodobo laamaha amniga ee Jubbaland lagu farayo sugidda Amaanka, sidoo kalena Musharaxiinta u taagan doorashada xilka madaxweynaha Maamulkaas looga digayo inay abuuraan wax kasta oo khalkhal amni horseedi kara.

Dowladda Jubbaland ayaa cadeysey in Musharax kasta Amnigiisa ay sugayaan ciidamada amaanka Jubbaland lana ogolaan doonin in musharaxiintu ilaalo gaar ah sameystaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.