Ra’isul Wasaare Kheyre oo ka hadlay eedeymo loo jeediyay oo ku aadan sida mucaaradka ula dhaqmaan

Ra’iisul Wasaaradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay eedeymaha loo jeediyay Xukuumaddiisa ee ah in ay awood u adeegsato wax kasto oo ay dooneyso inay qabato.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in aysan wax awood ah u adeegsan shaqadii ay rabaan inay qabtaan,hayeeshee dhaqanka dowladda uu yahay in hadii la rabo in horumar laga gaaro dhinaca dhaqaalaha lala dagaalamo Musuq Maasuqa,taasina aysan awood aheyn.

Isaga oo wareysi siiyay TV-ga Afka Soomaaliga ku baxa ee Universal ayaa waxa uu tilmaamay in uu aaminsan yahay in Shacabka Soomaaliyeed ay ogyihiin waxqabadka dowladda ee labadii sano ee la soo dhaafay,isla markaana xusay in Caalamka uu qiray in Soomaaliya ay rago wanaagsan leeday ayna gaartay hormar la taaban karo.

www.Somalitopnews.com

Mogadishu-Somalia

Somalitopnews@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.