Akhriso: War-saxaafadeed ay soo saareen xisbiyada dalka

Kulan aan maanta oo Taariihdu tahay 1-May 2019 ku yeelanay magaalada Muqdisho hogaamiyeyaasha xisbiyada UPD, Himilo Qaran, Wadajir, Ilays iyo NDP ayaa waxey kaga hadleen   marxaladda uu dalku marayo, iyagok si wadajir ah qodobo uga soo saarnay arimaha:- Amniga Qaranka, Dhameystirka Dastuurka, Doorashooyinka 2020, Nidaamka Xisbiyada Badan iyo Ilaalinta Xorriyadaha Dastuuriga ah.

Halkan Hoose ka akhriso war-saxaafadeedka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.