Qiimaha Xajka iyo shirkadaha qaatay qandaraaska daabulidda Xujeyda oo la shaaciyay

Guddiga gaarka ah ee loo magacaabay in ay maamulaan arrimaha Xajka ayaa jaan-gooyey cadadka lacagta sanadkaan ay Xujeyda Soomaaliyeed ku aadi doonaa Xajka, oo ay magacowday Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saaray Qiimaha Sanadkaan lagu xajin doono iyo shirkadaha adeegaas qaban doono.

Guddiga ayaa ugu horeyn sheegay in sanadkaan lagu xajin doono lacag gaareysp 3600 Dollar, halka Xajka VIP-ga uu noqon doono qiimo ahaan 5000 Dollar ugu badnaan.

Guddiga ayaa uga digay shirkadaha Adeegaan qaban doono inay lacag intaas ka badan ka qaadaan Shacabka Soomaaliyeed ee doonayo inay tagaan Beydka Alle.

Guddiga ayaa sheegay in Sanadkaan Soomaaliya loo ogolaaday inay u xajiso illaa 11500 Xaaji.

Sidoo kale Guddiga ayaa soo saaray Liiska Shirkadaha sanadkaan fulin doono adeegga Xajka, wuxuuna guddiga sheegay inay adeegaan usoo tartameen ilaa 84 Shirkadood.

Guddiga ayaa sheegay kala saarid kadib inay guuleysteen ilaa 58 Shirkadood oo sanadkaan u adeegi doono xujeyda Soomaaliyeed.

Guddigga ayaa tilmaamay inaysan wax faragelin ah la kulmin intii ay wadeen howshaan kala saaridda Shirkadaha soo socdo fulinta Adeegga xajka sanadkaan 2019.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso Magacyada Shirkadaha

Shirkadaha B

Daalo Airles

Jubbala Air

Shirkadah T)

 

Freedom

Carafaat

Jowhar

Rixla Mubaaraka

Shirkadaha J

Ocean

Africa Express

Air Jubati

Darmar travel

Hogal traver

Rudwaan

Shirkadaha X

Daruuro

Shikradha KH:

Saaj Travel

Makka Travel

New Star

Answer travel

SPD

Safarri Trave;l

Shirkadda D

Makka Al-Mukaram

Karaama

Kalkar

Manaasik Travel

Royal Som

Barayt

Al-Huda Travel Hajj and UImra

Al-Mnanaasik Fil Xaji Wal Cumra

Falalcadde

Shirkadah S”

Dahala Airles

Al- Rayan

Federal

Eurie Africa

Somali travel

Teyseer

Labeyk

Qudus

University

Salam Hajj and Umra

Universal

Al-Saqar

Al-ixsaan

Al- Hijra Travel

Cibaar Travel

AL-Hijra Air

Ritaaj

Hiiliye

Isfalaash

Salam Travel

Mustaqbal

Anfaal

National Airways

Abmooja Travel

Save Way

Travel Express

Key way

Ruksan

Hubaal

Daymond

www.somalitopnews.com

Mogadishu-Somalia.com

Somalitopnews@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.