Hirshabelle iyo AMISOM oo isla meel dhigay duulaan ka dhan ah Al shabaab

Madaxweyne Ku Xigeenka maamul goboleedka HirShabeelle  Ali Gudlaawe Hussein ayaa Xarunta Madaxtooyada Kulan kula qaatay Saraakiisha Sar Sare ee Ciidamada Amisom Sector-kooda 5aad.

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Maanta oo Isniin ah waxa uu Madaxtooyad Hir-Shabelle ee Magalada Jowhar waxaa uu kulan kula qaatay saraakiisha Ciidamada AMISOM  Sector-kooda 5aad.

Kulanka ayaa ayaa looga hadlay sidii howlgal Qorsheysan oo mid ah loogu qaadi lahaa Xubnaha ka tirsan Al-Shabaab eek u sugan deegaano ka tirsan Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa leyskula soo hadal qaaday howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

 

www.somalitopnews.com

Mogadishu-Somalia.

Somalitopnews@gmail

 

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.