Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Gobalka oo xariga kawada jiray wadooyin muhiim u ah Xeebta Liido

Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo aya saakay waxa uu xariga ka jaray laba wado oo muhiim ah oo ku yaalla Magalada Muqdisho,kuwaas oo dib u dhis lagu sameeyay.

Wadooyinkaan ayaa kala qeybiya degmooyinka Cabdul Casiis iyo Shangaani ee Gobolkan Banaadir,waxaana dhisay Maamulka gobolkan Banaadir, iyada oo wadooyinkaas ay ahaayeen kuwo dhibaatooyin ku qabeen dadka aada Xeebta liido ee degmada Cabdul Casiis.

Xariga jarka waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolkan Banaadir Cabdiraxman Cumar Cismaan Yariisow iyo mas’uuliyiin kale,waxaana Madaxweyne farmaajo uu wadooyinkaas ugu magic daray Gbyaagii weeynaa Alle ha u naxariistee Cabdulaahi Suldaan Tima Cadde.

www.somalitopnews.com

Mogadishu-Somalia.

Somalitopnews@gmail

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.