Machadka Heritage oo soo bandhigay Daraasad uu ka sameeyay nuuca doorasho ee sanadka 2020 ku haboon dalka

Waa daraasad dheer oo uu mac-hadka Heritage ka diyaariyey Baadigoobka loogu jiro Hannaan Doorasho oo uu dalku yeesho iyo waxa laga yeelayo sanadka 2020.

“Soomaaliya waxa ay si joogto ah ugu fashilantay in ay iska rogto heeryada qabiil wax-ku-qaybsiga ee siyaasadda, ayna u gudubto si kama-danbays ah doorasho loo dhan yahay oo qof iyo cod ah.

Soomaaliyana waxa ay ahayd, waddan dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka xorta ah hiddo u leh, kuwaas oo soo bilaabay markii gobanimada la qaatay 1960. Weliba, madaxweynihii kowaad ee dalka, Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde), waa madaxweynihii ugu horreeyey ee Afrika ee doorasho looga adkaado, kaas oo muran la’aan aqbala in laga cod-badiyey.”

Halkan ka aqriso Daraasadda machadka Heritage oo dhameystiran

http://www.heritageinstitute.org/wp-content/uploads/2019/07/HIPS_report__Soomaali.pdf

 

www.somalitopnews.com

Mogadishu-Somalia.

Somalitopnews@gmail

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.