Puntland oo Dowladda Federalka uga digtay iney farageliso doorashooyinka Jubbaland iyo Galmudug

Warsaxafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiiraka Wasaarada Arimaha Gudaha, maamul goboleedka Puntland ayaa looga digay Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya in ay faragelin ku samayso doorashooyinka ka dhacaya Galmudug iyo Jubaland.

Puntland waxay ku baaqday in Dawlada dhexe ay ixtiraamto dastuurka u yaala Dalka iyo kan maamul goboleedyda.

Ugu danbay Puntland waxay Dawlada dhexe ee Soomaaliya ku boorisay in la dhawro laguna dhaqmo Dastuurka lagana fogaado wixii keeni kara Colaad iyo Kala fogaansho.

Akhriso War-saxaafadeedka

www.somalitopnews.com

Mogadishu-Somalia.

Somalitopnews@gmail

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.