Hodon Naleya oo kamid noqotay tiro dad ah oo caawa ku dhimatay magaalada Kismaayo

Warakii ugu dambeeyey ee qarax Kismaayo ayaa sheegaya iney ku dhinteen weriyeyaal ay ka mid yihiin Hodan Naaleeye iyo Axmed Sahal.

Waxaa kale oo dadka geeriyoodey ka mid ahaa seyga Hodan oo ahaa wasiirkii hore ee ganacsiga Jubbaland iyo Xildhibaan ahaana murashaxa madaxtinnimada Jubbaland Maxamed Ismaaciil shakuur.

Qaaraxaan caawa lagu Hotel Hotel Cascasey ee magaalada Kismaayo.ayaa waxaa ku nafwaayay ilaa shan ruux oo isugu jiray weriyeyaal, dad rayid ah  iyo mid ka mid musharaxiinta u taagnaa qabashada xilka madaxtinimo Jubbaland.

www.somalitopnews.com

Mogadishu-Somalia.

Somalitopnews@gmail

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.