Ciidamada Kenya oo diiday iney ka amar qaataan Taliska AMISOM iyo kuwa DF

Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamadaKenya ay go’aan ku gaareen ineysan qaadan amarka Taliska howlgalka AMISOM iyo kan Taliska ciidamafda Xoogga dalka.

Ciidamada Kenya ayaa dhaq-dhaqaayo ciidan kawada hadda magaalada Kismaayo iyadoo ay xusid mudantahay in maanta uu halkaasi gaaray Taliyaha AMSIOM oo Itoobiyaan ah.

Ciidamada Kenya ayaaa garab buuxa siinaya Axmad Madoobe si uu kuriga u sii joogo una fuliyo danaha dowladda Kenya ka leedahay Jubbaland oo dhuxusha iyo mushaarka ciidamada Kenya kamid tahay.

Waxaa ciidamadan la sheegay iney Axmad Madoobe ka ilaalinayaan in la xiro oo Muqdisho laga soo dejiyo

www.somalitopnews.com

Mogadishu-Somalia

Somalitopnews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.