Xoghayihii hore ee gobalka Banaadir oo ku dhintay qarax loogu xiray gaarigiisa

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay Allaha u naxariistee Aamin Sheekh Cilmi oo ahaa xoghayihii hore ee  gobalka Banaadir.

Qaraxa lagu xiray gaari uu watay marxuumka ayaa qarxay isagoo marayay wadada aada garoonka diyaaradaha gaar ahaan Kontaroolka koowaad.

Waxaana Aamiin uu xoghayaha ka ahaa xiligii Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) uu ahaa Gudoomiyaha gobalka Banaadir.

www.Somalitopnews.com

www.Mogadishu-Somalia.com

Somalitopnews@gmai.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.