Odawaa“Ma anaaba kala jacel hadey dowladda i rabto iyo hadii kale”

Cabdiraxmaan Odawaa oo kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka katirsan siyaasad ahaan xildhibaanada  mucaaradka ku ah dowladda Federalka Soomaaliya una diyaar garoobay inuu u tartamo madaxtinimada doorashada soo socoto ee Galmudug ayaa ka hadlay go’aankiisa.

Odawaa ayaa yiri isagoo ka hadlaya munsaabad uu ku qabsaday Muqdisho ” Aniga Farmaajo in uu Baraasab iga dhigo ma rabo.

Waxa uu ka hadlay hadal heyn badan oo aheyd ineysan isagu rabin dowladda Federalka wuxuuna sheegay inuusan u taagneyn qancinta madaxda dalka.

Odawaa ayaa xusay in dastuurka uu qorayo wada shaqeyn dhexmarta dowladda Federalka iyo maamul goboleedyada, laakiin aysan jirin ” anaa wato danaheyga iiga shaqeey”

www.somalitopnews.com

Mogadishu-Somalia

Somalitopnews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.