Munaasabadda Axmad Madoobe ee caleemo saarka oo wali ka socta Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda maamulka Jubbaland ayaa waxaa haatan si rasmi  ah uga bilbaabatay Xaflada Caleemo-saarka Madaxweynaha dowlad Goboleedyada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Munaasabadda Caleemo-saarka ayaa waxaa ka qeyb galaya Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya,Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare ee dalka,Xildhibaano ka tirsan labada Golle Baarlamaanka,Guddoomiyaha Xisbiga Wadaji iyo Madaxweynaha Puntland.

Sidoo kale Munaasabadda waxaa ka qeyb galaya Wafdi ka socda dowladda Kenya oo uu hogaaminayo Aadan Barre Ducaale Hogaamiyaha Aqalabiyada Baarlamaanka Kenya oo Maanta gaaray Kismaayo iyo Madaxweyneyaashii hore ee Galmudug iyo Koonfur Galbeed iyo Marti Sharaf kale,kuwaasi oo ku sugan Kismaayo.

www.somalitopnews.com

Mogadishu-Somalia

Somalitopnews@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.