Deg Deg: Koox hubeysan oo la wareegtay Deegaanka Ceelasha Biyaha

Warar hadda inaga soo gaaraya deegaanka Ceelasha Biyaha oo dhaca Banaanka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in lala wareegay deegaanka.

Kooxda ayaa la sheegay iney yihiin Macawiisleyda kuwaa oo sidoo kale Albaabada isugu dhuftay guud ahaan Ganacsiga, waxaana ay hakad geliyeen isu socodka Gaadiidka.

Lama oga qorshahooda rasmiga ah iyadoo kooxdan lagu yaqiinay iney Al shabaab kula dagaalamaan Gobolllada iyo Tuulooyinka.

Warar kala duwan ayaa ka soobaxaya sababta ay u yimaadeen Ceelasha waxii soo kordha halkan kala soco

Mogadishu-Somalia

Somalitopnews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *