Ra’isul Wasaare Kheyre oo Guddi u magacaabay Fatahaadaha dalka

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha oo ka shaqeynaya dadaallada gurmadka ee wax looga qabanayo saameynta fatahaaduhu ku yeesheen dadka iyo deegaanka.

Xamza Saciid Xamza Wasiirka Gargaarka dowladda Soomaaliya Gudoomiye

Fowsiyo Abiikar Nuur Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya

Maxamed Abuukar Islow Ducaalle Wasiirka Amniga

Fowsiyo Maxamed Sheekh Wasiirka korontada iyo biyaha

Saciid Xuseen Ciid Wasiirka Beeraha

Cabdullaahi Goodax Barre Wasiirka Waxbarashada

Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya

Maxamed Cabdi xayir Maareye Wasiirka Warfaafinta

Isaaq Maxamed Maxamuud wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha

Contact us: Somalitopnews@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *