Puntland oo dalacsiisay Sarkaal la xanuusanaya cudurka dilaaga ee HIV/AIDS

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha ayaa Xeer Madaxweyne Lr-19, December 01,2019  ku dalacsiiyey sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Puntland.

Madaxweyne Ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland.

Markuu arkay:-  Dastuurka Puntland

Markuu arkay:   Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa Ciidanimo

Wuxuu Xeeriyey

  1. Waxaa Dhamme Bashiir Cismaan Cawed loo dalacsiiyey derajada Gaashaanle

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha uu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweyne Ku-xigeenku.

Sarkaalka ka Maanta la dalacsiiyay oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay inuu ku dhacay Cudurka HIV/AIDS, isla markaana ay ku riday sida uu tilamaamay xaaskiisa uu qabay.

Mogadishu-Somalia

Somalitopnews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.