Deg Deg: Gudoomiyihii dagmada Awdhiigle oo lagu dilay Qarax miino

Qarax xoogan ayaa ka dhacay dagmada Awdhiigle ee gobalka Shabeelaha Hoose sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya.

Wararka ayaa tibaaxaya in qaraxa lala eegtay Gudoomiyihii Awdhiigle islamarkana uu ku dhintay.

Maxamed yarrow oo ahaa Guddoomiyihii degmadaas ayaa la sheegayaa in qaraxa lagula eegtay gudaha dagmada.

Waxaa dhimashada xaqiijiyay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahin Aadan Cali Najax oo durbadiiba la hadlay warbaahinta.

Mogadishu-Somalia

Somalitopnews@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.