Aqalka Sare ee dalka oo fariin u diray madaxda ku madalsan Dhuusomareeb

Aqalka Sare ee dalka oo fariin u diray madaxda ku madalsan Dhuusomareeb

0
104
Gudoomiyaha Aqalka Sare oo markii Labaad been abuur iyo sharci jebin  ku eedeeyay Gudoonka Golaha Shacabka
Gudoomiyaha Aqalka Sare oo markii Labaad been abuur iyo sharci jebin  ku eedeeyay Gudoonka Golaha Shacabka

Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saareen ku cadeeyay in loo baahan yahay si wadajir ah in looga shaqeeyo qabsoomidda shirka dhuusamareeb wajigiisa saddexaad.

Shirkaan oo labadiisa waji ay horay uga dhaceen caasimadda Galmudug ayaa ku taariikheysnaa 15-ka August 2020.

Sidoo kale bayaanka wuxuu hogaamiyayaasha Dowladda Federaalka iyo maamullada hoos yimaada ku boorinayaa iney ku dadaalaan sidii uu u noqon lahaa mid mirodhal ah, kana soo baxaan go’aammo lagu mahdiyo.

Bayaanka oo ay maanta soo saareen waxaa kasoo wada shaqeeyay xubnaha joogtada ah ee guddiga oo maanta kulan yeeshay, waxeyna kusoo aadeysaa xilli wufuudda kala duwan ee shirka ay inta badan maanta gaareen halkaas.

Mogadishu-Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.