Jadwalka guud ee doorashada Jubbaland oo la soo saaray

0
45
somalitopnews.com

Guddiga Madaxa Bannaan ee doorashoyinka iyo xuduudaha Jubbaland ayaa shaaciyay jadwalka guud ee doorashada Jubbaland.

Jadwalka ayaa lagu qeexay xili ay dhacayso soo xulista Xubnaha Baarlamaanka,Tan Madaxweynaha iyo Diiwaan galinta.

Hoos ka aqriso Jadwalka Doorashadda Jubbaland.

No photo description available.

www.somalitopnews.com

Mogadishu-Somalia.

Somalitopnews@gmail

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.