Muqdiso: Booliska Oo Sheegay inay Fashiliyeen Qarax La Galiyay Wado Muhiim ah

0
6
Muqdiso: Booliska Oo Sheegay inay Fashiliyeen Qarax La Galiyay Wado Muhiim ah
Muqdiso: Booliska Oo Sheegay inay Fashiliyeen Qarax La Galiyay Wado Muhiim ah

Ciidamada booliiska magaalada Muqdisho gaar ahaan kuwa miino baarista ayaa sheegay qarxiyeen miino lagu aasay laamiga hor mara Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed qeybta Gaheyr ee magaalada Muqdisho.

Qaraxaan ayaa la sheegay in ay arkeen dad ka agdhawaa halka lasoo dhigay, waxaana ciidamada booliiska oo lagu wargaliyay qaraxaan ay xireen laamiga iyagoona mudo kadib ku guuleestay in si nabad galyo ah ay u qarxiyaan.

Ma jiro wax khasaaro ah oo ka dhashay qaraxaan miino ee goordhaw la qarxiyay , waxaana qaraxa markii ay fashiliyeen ciidanka booliiska shacabka u ogolaadeen in ay laamiga isticmaalaan

Mogadishu-Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.