Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Marka

0
68

Wararka naga soo gaarayo magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in goordhaw magaalada ka dhacay Qarax xooggan.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhacay gudaha gaarish lagu farsameeyo gawaarida ooo lagu magacaabo Cawaale.

Illa iyo hadda ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa, goordhaw ka dhacay magaalada Marka ee Xarunta Gobalka Shabeellaha Hoose, balse wararka waxa ay sheegayaan inuu ku dhintay darawalkii gaariga waday.

Muqdisho-Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.