Shirka Caalami ah oo maanta ka furmaya magaalada Muqdisho

0
83

Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka Shirka golaha iskaashiga Islaamka ee OIC , waxaana ka qeyb galaya 15 dal.

Shirka golaha iskaashiga Islaamka ee OIC ayaa horay loogu dhinac qaban jiray Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey, shirkan ayaa sidoo kale ah mid heer wasiir ah.

Wasiiro ka tirsan dalalka ku bahoobay Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa la filayaa inay shirkan ka soo qeyb galaan.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa shirka ka qeyb gali doono, waxaana aad loo adkeeyay amniga guud ee mgalaada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.