Tag: Farmaajo oo ka dagay magaalada Dhuusomareeb
Farmaajo oo ka dagay magaalada Dhuusomareeb+Sawirro
Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug.
Waxaa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug...